Caruur Dhigata Xanaan ku Taala Botkyrka oo lagu Xadgudbay

Caruur dhigata Förskola ku yaala degmada botkyrka ayey maclimiinto ula dhaqmayeen sannadyo badan si xun.

Caruurtan oo da'deedo u dhaxaysay 1 sanno ilaa 3-sanno ayey maclimiinto u geysteen gacmo adeyg oo ayna ilamaha cuntada ku qasbayeen ilaa ka hungaacaan.

xad gudubyadaan ayaa waxaa fashilay shaqaale ka shaqaynayey iskuulkaas, waxayna dacwo u gudbiyeeen Skolinspektionen oo hay'ada ay iskuulado hos imaadaan.

Erik Nilsson oo madax ka ah maamulka demada Botkyrka ayaa sheegay in ay arintaan debagal ku hayeen dhan mudo toban sanno, waxa kaloo u sheegay in ilmaha aysan la kulmi jirin xad gudub yadaan maalin kast. Sidoo kalena wax uu sheegay in aysan ka warqabin tirada caruurta falalkaan la gula kacay mudadaan.

[Duration:0:29]

labada macalin ee arinkaan lagu eedeeyey ayaa iska tegay shaqadooda markii loo soo bandhigay eedeeymahaan.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista