Ciida Påskiga iyo Qatarta Trafikada

Ciidaan Påskiga waxaa caado ah in ay badantahay shilaalka gaadiidka. Maalmaha fasaxaan soo socda ciidaan ayaa la digayn in hawo baraf wadata ay ku keeni karto qatar weyn trafikada.

Lakiin in uu qaboow jiro oo la sugayo hawo liidata waxay dhimi kartaa in shilal qatar ah dhacaan, sida waxaa yeri Claes Tingvall oo qaabilsa amniga gaadiidka. Qatar weyni waxay jirtaa hawo wanaagsan ee go'ga oo ay mootooyin soo buxshaan wadooyinka

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".