Sweden way ku liidataa shaqalaysiinta dadyowga da'daa

Sweden waxay ku jirtaa wadamada aduunka ugo liita in ay dadyowga da'daa sii hastaan shaqadooda am la shaqaalaysiiyo.

Sidaas waxaa muujinaya baritaan ay samaysay shirkada Manpower oo ah shirkad kiraysa shaqaalaha, taas oo debagal ku samaysay 30 000 shaqabixiyaalsha 28 dalal.

Sweden boqolkii 8 shaqo bixiyaasha ayaa u diyaar ah siihaystaan shaqaalaha da'daa, sida uu muujiyey baritaankaan.

Wadanka natiijada muujiyey baaritankaan waxa weeye wadanka Japan. Shaqo bixiyaasha dalkaas ayaa ayagu ku wanaagsan in ay shaqaalaysiiyaan dadka da'daa haystaana shaqaalahooda da'ada a. Boqolkii 83 shaqa bixiyaasha ayaa arintas heegan u ah.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".