Qaraabada kala maqan

6:10 min

Kulan ey isugu yimaadeen saraakiisha ururka gobolka Kronoberg maalintii isniinta bishuna ku beegneyd 2-da abriil ayaa lagu go'aansaday socdaal ey saraakiil ka socota degmada Växjö ku tagaan dalka Keenya sidii ey u soo indh-indheeyn lahaayeen xaaladda qaar ka mid ah soomaalida ku sugan xeryaha qaxootiga, sida uu sheegay Per Sundberg.