Dacwaddii Breivik oo Maanta la Furay

Magaalada Oslo ee caasimadda dalka Noorway ayaa saaka waxaa albaabada loo furay markii ugu horeeysay dacwad ka dhan ah Anders Behrin Breivik oo lagu eedeeyey fal-dacwadeed la xiriira argagixisnimo ee dalka Noorway ka dhacday bartamihii sannadki tagay 2011. Maanta ayaa la filayaa in xeer-ilaliyuhu soo bandh-dhigo dacwaddiisa iyo sharraxaadda ugu horeeysa ee eedeeysanuhu middaa isaga difaacayo.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista