Expressens chefredaktör Thomas Mattson står åtalad för anstiftan till vapenbrott. Foto: Leif R Jansson/Scanpix.

Tafatiraha Expressen iyo labo kale oo dacwad lagu soo oogay

Maantay waxaa bilaamaya maxkamad lagu soo oogay wariye ka tirsan jariirada Expressen iyo tafatiraheeda oo salka ku haysa hub sharci daro ah oo wariyaho ka gatay suuqa madoow ee magaalada malmö sannadkii hore. Ujeedka jiriirada ayaa ahaa in ay soo shaaciso sida ay sahal u tahay gadashada hub sharci daradaa ka dib markii ay dilalku ku bateen magaalada Malmö.

Tafatiraha Expressen Thomas Mattsson iyo wariyaha hubka gatay iyo weliba madaxa wararka jariiradas ayaa loo haystaa denbi ah hub sharci daro ah. Lakiin sadexduba way inkarsanyahiin denbigaas loo haysto.

Wariyaha ayaa isla markiiba hubkaas ku wareejiyey booliska markuu soo gatay.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".