Madaxa Bangiga Dhexe Stefan Ingves. Foto: Scanpix.
Räntan

Bangiga dhexe oo dulsaarta halkeeda ku haya

Bangiga dhexe waxba kama badalayo dulsaarta, waxayna sii ahaynaysaa halkii ay awel joogtay oo ahayd 1,50 %. Sidoo kale bangiga dhexe ayaa muujiyey in sannadyada soo socda aan dulsaarta la dhimi doonin.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".