Karin Enström. Foto: Ulf Palm/Scanpix

Wasiir difaaceed cusob oo la magacaabay

Karin Engström oo u fadhidey xisbiga Moderatka barlamaanka ayaa loo magacaabay in ay noqoto wasiirk cusob ee difaaca. Hada ayaa ra'isalwasaaraha Sweden Fredrik Reinfeldt sidaas ku sheegay shir saxaafadeed uu qabtay.

Wasiirkii hore ee difaaca Sten Tolgfors ayaa iscasilay kadib markii ay soo shaac baxday fashilaad la xiriirtay warshad hubeed oo loo dhisay dalka Saudiarabiya.

la xiriira

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".