soomaalida u banaan baxaysa in xigtadooda loo keeno. Sawirle: Kenadid Mohamed

Hala badelo sharciga si soomalida kala maqan layskugu keeno

Xisbiga Miljöpartiet ayaa dalbadey in sharciga wax laga badalo si loo sahlo in qaraabada somaalidaa ee kala firirsan dib iskugu helaan dalkaan Sweden, sidaas waxaa qoray jariirada DN.

Horay ayaa xisbiga Miljöpartiet ula galay heshiis dowlada oo ku saabsanaa in loo sahlo dadyowga soomalida in ay helaan sharci deganaasho, hadii xigtadoodu degantahay halkaan.

 lakiin xisbiga ayaa sheegay in aysan cadeyn sida uu heshiiskan u shaqaynayo madaama maxkamadaha socdaalku u fasirtaan siyaabo kale gadisan go'aankii ay horay u gaartay maxkmada ee sare ee socdaalka.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".