Hal qof ayaa ku dhintay dab ka kacay guri ku yaal xaafadda Midsommarkransen Stockholm, sida laga soo xigtay booliska. Foto: Bertil Ericson/Scanpix.

Qof ku dhintay dab ka kacay guri ku yaal Stockholm

Hal qof ayaa geeriyoodey midna waa ku dhaawacmay dab qabsaday guri ku yaala xaafadda Midsommarkransen oo ku taal koonfurta magaaladaan Stockholm.

- Qarax ayaa laga maqlay guriga kabacdiina qiic weyn ayaa ka dhashay guriga ayuu yeri Ulf Lindgren oo ka tirsan booliska Stockholm mar oo u warameyey laanta waraka TT.

Dabka ayaa lagu guulaystey in la demiyo, qafka dhintayna guriga waa laga soo saaray halka kii dhacmayna loo qaadey husbitaalka.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".