Foto: Erik G Svensson, Scanpix.

Maamulka ciyaaraha jinsiyadaha laga badanyahay waxba kuma laha

Ciyaaraha iyo jinsiyada laga badan yahay
4:48 min

Sportiga waxuu ka mid yahay dhaq dhaqaaqa mideeya bulshada.Sadex milyan oo qof ayaa dalkaan ku howlan ciyaaraha, waxayna ciyaaruho ka qaadan karaan qayb libax leh sidii loogu guulaysan lahaa isdhexgalka bulshada.

Maantay waxaa jira ciyaar yahano ka soo jeeda dalka dibadiisa oo horumar waayna ka soo hooyey ciyaaraha, lakiin markay imaato maamulka ciyaaraha dadyowga dibada ka soojeeda kaalintoodo ma muuqato.

Kow iyo tobanka xubnood ee ka mid ah golaha sare ee ciyaaraha kuma jiro hal ruux oo dalka dibadiisa ka soojeeda.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".