Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/
waxbarashada

Baahida macalimiinta waxbarashada

La daabacay onsdag 9 maj 2012 kl 11.01

Tiro koob ay samaysay hayada tirakoobka ee SCB ayay ku caday in macalinkii lixaad ee dhamaysta waxbarashada macalinimo u iskaga tago ku hawl galka shaqadaas u bartay ee macalinimo.

Sannadka soo socda ayaa la filaya in baahi weyn loo qabi doono macalimiin tiradoodu gaadhayso 46 500 oo macalin sannadka fooda inagu soo haya.

Dhanka kale waxa kor u kacaya tirada caruurta dhalanaysa, halka la filayo in sannadaha soo socda ay hawl gab sameeyaan macalimiin tiradoodu gaadhayso 46 000, sidaasi waxay ku caday wargeyska SVD.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".