Mathias Sundin. Sawirle: Riksdagen

Xildhibaan khilaafay xisbigiisa

Laga bilaabo kowdii bishan May ayaa waxa bilaabmay in la kaydiyo macluumaadka isgaadhsiinta, sida telefoonada, sms, mailka laysu diro. Maliinta khamiista ah ee barito ayaa baarlamanka dalku go'aan ka gaadhaaya sidii macluumaadkaas bileysku u heli lahaayeen.

Mathias Sundin too ah xildhibaan ka tirsan xisbiga Fp, ayaa sheegay in u codkiisa ka dhigi doono mid muduci ku ah kan xisbigiisa.

Xisbiyo ay ka mid yihiin xisbiga cagaarka Miljö Partiet, xibiga bidixda Vänster partiet iyo xisbiga Sveriges dimuquraadiga ayaa ka mid ahaa xisbiyada ku qasbay baarlamanka in arinkan la hakiyo.

Kala soco halkan go'aanka ka soo baxa codaynta baarlamaanka ee barito.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".