Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Shaqa ka Friisigii Ururka Uninonen oo Baaqday

La daabacay onsdag 9 maj 2012 kl 15.19

Waxaa baaqday shaqa ka fariisi ka bilaaban lahaa qaybo ka mid ah idaacadda la iska daawado ee SVT iyo midda la iska dhageeysto ee SR, iyada oo saacad ay ka harsaneeyd xilligii lagu tallaabsan lahaa shaqa ka fariisiga ayey heshiis si wada-jir ah u gaareen ururrada Almega iyo ururka shaqaalaha ee Unionen iyada oo ey goob-joog ka ahaayeen dhexdhexaadiyeyaal, sida ay Almega sheegtay.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".