Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Xusuus qor uu Mangs Ruumka ku Qoray

Qalabkii laga helay aqalka uu deggenaa Peter Mangs. Sawirle: Polisen och Scanpix

Peter Mangs, 40-jir lagu tuhunsan yahay inuu magaalada Malmö ka geeystay fal-dembiyeedyo dil iyo isku diy dil isugu jira ayaa muddadii uu ku jiray ruumka ku qoray xusuus-qor noloshiisa uu kaga hadlayop. Xusuus-qorka ayuu Mangs isaga bixiyay sidii shakhsi ka sareeya shuruucda, islamarkaana taabacsan habkii maamul-bulshadeedka ee dawladdii Adolf Hitler-kii Jarmalka.

Qoraalka uu eedeeysanuhu qoray ayaa ka mid ah caddeeymaha la hor-keenidoono maxkamadda dacwaddiisa lagu qaadi doono, furmina doonta maalinta isniinta ee bisha maajo tahay 14. Peter Mangs ayaa lagu soo eedeeyey 20 dacwadood oo ka dhan ah oo ey ka mid yihiin saddex dil iyo 12 isku-day dil.

Isha: TT

                                                   kenadid.mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".