Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/
Sawirle: Jonas Ekströmer/Scanpix
Siyaasada Dibada

Kulanka Carl Bildt iyo Melas Zenawi

Wasiirka arrimaha dibada ee dalkan Sweden Carl Bildt ayaa kulan la yeelan doona raysal wasaaraha dalka Itiopiya Meles Zenawi, kanala hadli doona suxufiyiinta Iswiidhishka ah ee halkaas ku xabisan.

Wasiirkan khaarajiga ee dalkan sweden ayaa ka qayb qaadan doona kulan ka dhacaya caasimada dalka Itoobiya oo looga hadli doona kobcinta dhaqaalaha dalalka Afriaka.

Carl Bildt ayaa qoraal ku daabacay bogiisa khaaska ah ee internetka, qoraalkaas ayuu ku sheegay in u raysal wasaare Melas kala xaajoon doono arrinta suxufiyiinta.

Wasiirka yaa sheegay in u hore ula kulmay Meles Zenawi 22 biishii febraayo.

wasiirka ayaan magacaabiin wax kulan ah oo uu la qaadan doono suxufiyiinta ku xidhan dalkaas Itoobiya.

TT

Kasim.abdulkadir@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".