Mideeynta Qaraabada oo Go'aammo kala Duwan laga Gaaro

1:56 min

Waalidiinta soomaaliyeed ee ku dhaqan nawaaxiga Malmö ayey uga sahlan tahey iney midoobaan dhallaankooda, kolka loo barbar-dhigo dhigooda ee ku dhaqan nawaaxiga Gävle. Middaasina ugu wacan tahay go'aankii dhaba-tuska ee maxkamadda sare ee socdaalka oo siyaabo kala duwan loo tarjumo, sida uu sheegay Carl Ingels, agaasimaha waaxda safaaradaha ee hayadda socdaalku.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista