Mahad Malingur, gacan-yare shaqo. Sawirle: Kenadid Mohamed

Xafiiska Shaqada oo Albaabgaraacid Bilaabay

Xafiiska shaqada oo hab cusub ku tallaabsaday
6:32 min

Tallaabo hor leh ee xafiiska shaqada ee xaafadda Spånga Tensta ku tallaabsatay maalin qura ayey ku soo hoyeen guul tobaneyo shaqo iyo labaatameeyo goobo tababar xirfad, sida uu noo sheegay Mahad Maalin-guur oo afartii sannadood ee ugu dambeeyey ku howl-galayay gacan-yare xafiiska shaqada.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".