Qorshe xoolaha lagu qalo bila suuxitaan

Qorshe la doonayo in lagu calaamadeeyo hilibka xoolaha la qalo iyadoon la suuxin ayaa isbuuca dambe dalkan Sweden hor dhigi doonaan isu taga Yurub xaruntooda Brysse.

Macnaha qorshahan ayaa ah in ay jiraan xoolo badan oo lagu qalo bilaa suxitaan, hilibkan ayaa hore loogu qiyaasay in u ka badanyey baahadii ay u qabaan dadka diin ay haystaan darteed u qala xoolaha yadoon la suuxiin.

Sida ku cad warbixin ay soo saartay midawga Yurub ayaa sheegaysa in boqolkiiba 75 hilibka yimaada dalalka Yurub u yahay mid lagu soo qalay bilaa suxitaan.

/ Ekot

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".