Jan Björklund, FP.Sawirle: Janerik Henriksson/Scanpix.

Tayada Tacliinta ee Ardeyda Dibadda ku Dhalatey

Tacliinta dhallaanka dibadda ku dhashey
5:00 min

In kor loo qaado da'da iskuulka lagaga baxo iyo casharro dheeriya ee la siiyo ardayda asal ahaan ka soo jeedda dalka dibaddiisa ee iskuullada dalkan ka dhigata. Waa fikir ay dawladdu soo jeedisay sidii loo hir-gelin lahaa iyadoona looga gol leeyahay kor u qaadidda tacliinta dhallaanka.

Mar ey shir jaraa'id ku soo ban-dhigeen Jan Björklund, Erik Ullenhag iyo Nyamko Sabuuni, wasiirrada Tacliinta, is-dhex-galka iyo sinnaantu sida ey u kala horeeyaan.

                                      kenadid.mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".