Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/
Facebook

Facebook oo lacag laga dhigi doono

Dhawaan ayaa laga yaaba in Facebook lacag laga dhigo. Shirkada iska leh Facebook ayaa ka fikiraysa in ay lacag ka dhigto beeyjkooda facebook.com.

Waxa laga yaaba in u qofku bixiyo lacag yar ka dibna waxyaabaha u ku daabaco facebooga ay ka muuqdaan waxyaabaha dadka aan lacagta bixinin ay daabacaan.

Sidaas waxa qoray wargeyska maalin laha ah ee Dagens Nyheter maanta oo Isniin ah, yagoo ka soo xiganaya BBC-da.

Hadda ayaa Faceboogu arinkan ku smaynayaan tijaabo dalka New Zeeland.

Dadka arinkan ka faalooday ayaa sheegay, in ay macquul noqon karto in ay bixiyaan 15 karoon, haddii ay noqoto in Faceboog lacag ka dhigo beejkooda.

Mid ka mida dadka khabiirka ku ah waxa loo yaqaan socialmediyada ayaa sheegay, in ay soo bixi doonaan fikrado kale oo la mida kuwan la rabo in lacag laga macaasho.

DN

Kasim.abdulkadir@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".