Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Tirada Howlgabka Dalka Dibadda kagga Maqan oo Kordheeysa

La daabacay måndag 14 maj 2012 kl 16.46

Tirada howl-gabka muwaadiniinta iswiidhishka ee dalka dibadda uga guuraya ayaa kor u sii kacaya. Sannadkii tagay ayay tiradaasi gaarsiisnayd 127 000 oo ruux, kuna qaadanayey dhaqaalaha howl-gabka iyago oo weliba ku dhaqan dalka dibaddiisa.

 Waana tio ko u kacday 3% marka loo barbar-dhigo sannadkii ka horeeyay ee 2010, sida ku cad tira-koob ay gacanta ku dhigtay hayadda wararka ee TT, lagana soo saaray hayadda howl-gabku.

Hase yeeshee waxaa sdeedaba wanaagsan in la eego xeerarka saameeynaya howl-gabka inta aannu ruuxu dibadda u guurin. Iyadoona ruuxa hooy ka dhigta waddan ka mid ah waddammada ku bahoobay uruka Midowga Yurub, kadib kolka uu howl-gab galo inuu lumnayo qaybta lacagta howl-gabka ee hubaasha ah (garantipension) iyo sidoo kale in loo aahan karo ceeymisyo hor leh in galo si waddanka looga helo dar-yeel caafimaad.

Isha: TT

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".