Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Hayado la soo Jeediyey in Albaabada loo Laabo

La cusbooneeyay tisdag 22 maj 2012 kl 14.31
La daabacay tisdag 15 maj 2012 kl 10.02

Si loo hagaajiyo xaaladda daryeelka caafimaad iyo xannaanada waa in dawladdu yeelataa dhabba cad ee middaa la xiriirta.Baaritaanka aan maanta soo ban-dhigi doono ee la xiriira hagaajinta howlaha xannaanada iyo dar-yeelka caafimaad waxaan ku soo jeedinayaa in albaabada loo laabo hayado iyo ururro ey ka mid yihiin Hoggaanka bulshada, hayadda dawooyinka, ka hor-tagga cudurrada faafa, halkoodiina la geliyo afar hayadood oo hor leh. Qaab sahlan ee dhismaha hayadaha ayaa suurtagelinaya howlo hagaasan ee xannaanada iyo daryeelka caafimaad, sida uu qoray Stefan Carlsson.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".