Goobtii lagu dilay Trez West Persson. Sawirle: Lotta Malmstedt/SR

Maxkamaddii Malmö oo Halkeedii ka Socota

Maanta ayaa mar kale dib la isugu soo noqday dacwaddii la xiriirtay eedeeysane Peter Mangs. Iyadoona maanta markii ugu horeeysay uu maxkamadda ka hadli doono.
Dacwadda maxkamadda ee maanta ayaa gebi ahaan ku saabsanaan doonta dilkii Trez West Persson oo 20-jir ahayd iyo isku daygii dil ee willkii ey wada socdeen bishii oktoobar sannadkii 2009.

Marka dilkaa laga yimaado ayaa Mangs lagu soo eedeeyey laba dil oo kale ee la geeystay sannadkii 2003.

Mannen som blev livshotande skadad vid mordförsöket ska vittna och Peter Mangs själv ska också förhöras. Han nekar till de tre mord och tolv mordförsök han är åtalad för och erkänner bara två fall av skadegörelse.

Waxaa la dhageeysan doonaa ninka dhaawaca culusi uu soo gaaray iyo su'aalo la wax laga weeydiiyo Peter Magns. Eedeeysanaha ayaa iska dheereeyay inuu geeystay falalka lagu soo oogey dhammaantood, hase yeeshee irtay inuu geeystay laba dembi ee dhaawacyo ra'sumaal.

Ilaha: TT, SR-laamaheeda kala duwan

                                            kenadid.mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".