Hayadda Caalamiga ee IMF iyo Dhaqaalaha Iswiidhen

Siyaasadda dhaqaale iyo lacageed ee dalkan Iswiidhen ayuu ku sifeeyay mid aad u wanaagsan guddi ka socda ururka caalamiga ee keydka dhaqaale (IMF) oo uu dalka ugu soo gabagabooyay booqasho sannadeedkoodii.

Sidoo kale wuxuu ururka IMF ka digay xaaladda ku soo fool leh ee dhaqaale iyo inuu ku sugan yahay hakad dhaqaale, dhoofinta alaabada iyo kobaca dhaqaale oo hoos u dhac ku sugan lana saadaalinayo inta u dhaxeeysa eber iyo hal boqolkii sannadkan.

                                       kenadid.mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".