Kooxda Qaranka ee Kubbadda Cagta Iswiidhen

Cayaar-yahanka Johan Elmander ayaa kooxda ka mid noqon doona, halka uu ka maqan yahay cayaar-yahan John Guidetti.
Ereyadaa ayaa ahaa labadii ugu muhiimsanaa kolkii uu tababaraha kooxda qaranka ee kubbadda cagta Erik Hamrén soo bandhigay kooxda xulka qaranka kubbadda cagta ee dalkan uga qayb qaadan doona tartanka is-reereebka kubbada cagta ee Yurub kana dhici doona waddammada Boolan iyo Ukraa'iina.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".