Sawirle: Jonas Ekströmedr/ Scanpix

Adhilayda oo looga digayo Ubatada

Adhilayda ku dhaqan koonfurta dalkan Sweden ayaa lagula taliyey in ay shabag ku xeeraan goobaha ay ku haystaan adhiyadooda.

Digniintan ayaa waxa soo jeediyey xafiiska qaranka länsstyrelsen.

Wakhtiyadan ayaa badi adhigu dhala, kolkaaso ay ilmaha yar yariiska ah ee loo yaqaan Idaha ay raadsadaan daaqid ka fog goobaha ay adhigu joogaan ama daaqayaan.

Sida u xafiska qaranku sheegay waxa jira ubato u ugaadhsi tagta dhanka koonfurta dalka.

Waa markii ugu horeysay ee xafiiska qaranku ku caawinayaan xolalayda in loo sameeyo shabagyo ka caawinaya wixii ku soo duula xayawaankaas.

TT

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".