William Petzäll, Sawirle Claudio Bresciani/Scanpix
Siyaasada

(Siyaasigii dawakhaada) oo la xukumay

William Petzäll oo aha wiil u hore uga tirsanaan jiray xisbiga cunsuriyiinta ee Sveriges Demuquraadka una fadhiyey baarlamaanka Sweden ayaa madaa maxkamadii xukun ku riday.

Xukunka ku dhacay Petzäll ayaa ah 30 oo lacag ganaaxa.

Sida ku cad xukunkan ayaa wiilkani hore u isticmaalay muqaadaradka mabnuuca ah, kaaso kaadidiisa laga helay.

William Petzäll ayaa gudaha baarlamanka Sweden loogu baxshay magaca (Siyaasigii dawakhaada)

kasim.abdulkadir@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista