Xuquuqda dhallaanka caalamiga. Sawirle: SR International

Buug Cusub oo Soomaali lagu Tarjumay

Baaqa xuquuqda dhallaanka ee caalamiga ah
5:01 min

Buuggii ugu horeeyay oo ku daabacan afka soomaaliga oo ka hadlaya "Xeerka caalamiga ah ee baaqa xuquuqda dhallaanka" ayaa dhowaantan ka soo baxay degmada Krisiansta ee dhacda koonfurta dalkan Iswiidhen.
20-kii bishii noveembar ee sannadkii 1989 ayey dawladaha caalamka badankood qalinka ku duugeen heshiiskaa caalamiga ah iyadoona dawladda federaalka ku meel-gaarka ahina qalinka heshiiskaa ku duugtay sannadkii 2009. 
Qalinle Dayib, qoraaga buuggan dhowaantan soo baxay kana mid ah saraakiisha ka howl-gasha degmada Kristiansta aan wax ka weeydiiney cidda uu buugan u qoray ama ugu tala-galay iney ka faa'iideeysto:

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".