Tababare Erik Hamrén. Sawirle: Anders Wiklund / SCANPIX.

Xulka Cayaartooyda Kubbadda Cagta oo la soo Bandhigay

Xulka qaranka kubbadda cagta oo la magacaabay
2:09 min

Cayaar-yahanka Johan Elmander ayaa kooxda ka mid noqon doona, halka uu ka maqan yahay cayaar-yahan John Guidetti.

Ereyadaa ayaa ahaa labadii ugu muhiimsanaa kolkii uu tababaraha kooxda qaranka ee kubbadda cagta Erik Hamrén soo bandhigay kooxda xulka qaranka kubbadda cagta ee dalkan uga qayb qaadan doona tartanka is-reereebka kubbada cagta ee Yurub kana dhici doona waddammada Boolan iyo Ukraa’iina.

Cayaartooyga 19-jirka ee halista ah John Gudettisoo dhaawaciisu yahay mid khatar ah ayaanay suurtagal u noqon doonin inuu tartankaa u soo istaago kooxda qaranka kubbada cagta ee Iswiidhen. Halka uu Johan Elmander oo isaguna dhaawac ka soo gaaray cayaar aannu dhaawiciisu halis ku ahayn kana mid noqday 23 cayaartooy ee Erik Hamrén maanta soo ban-dhigay:

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".