Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/
Tolv svenska institutioner har granskats. Foto: Fredrik Sandberg/Scanpix.

Deymaha dadka qaata oo soo yaraaday

Dadka Sweden daymaha xowligii hore uma qataan, inkastoo deymaha la qaato sii korartay, sidaas waxaa muujinaya macluudmaad aruurin uu samaysay xaafiiska dhexe ee tirokoobka (SCB).

Sadexdii bilood ee ugu horaysay sannadkaan daymaha qoyska ayaa ahaa 27 bilyoon taas oo ah kobcitaankii ugu yaraa sideedii sanno ee ugu danbaysay.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".