shaqo joojin dhanka dhismoolayda oo laga cabsi qabo

Ururka iskutagga fuundiyada iyo shaqobixiyaasha dhismoolayda ayaa wada xaajoog u fadhiya maantay oo isniin ah. Hadii laba dhinac ku guuldaraystaan wada xaajodkooda waxaa shaqo joogin samayn doona 850 kale oo foondi berito.

Shaqobixiyaasha ayaa ayagu horay uga dhawaaqay in ay howsha ka joojinayaan fuundiyada 100 ka mid ah shirkadaha katirsan ururkaas laga bilaabo maalinta arbacada, halka ururka fuundiyada uu asna ku dhawaaqay shaqo jooyin laga bilaabo maanlinta khamiista.

Shaqo joojintaan ayaa saamayn doonta ku dhawaad 2 000 oo shaqaale.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".