Urur dhallinyaro oo ka dacwoodey tearter

Ururka dhallinyarada ee Sverigedemokratiga SDU ayaa booliska ku dacweeyey tearterka Östgöta ayaga oo ku eedeeyey tearka in uu ku masabitay.

SDU ayaa ku andacootay in riwaayed tearka lagu dhigay laga bixiyey sawirka qaldan xisbiga Sverigedemokratiga kaas laga dhigay xisbiga mid ah Nazist. Waxaysan sidoo kale SDU ka helin in waraaqaha doorashada ee lagu matalayey in uu leeyahay xisbigo laga dhigo kuwo brun ah.

Warqad saxaafada loogu talagalay oo ay SDU soo saartay ayey ku qoreen in aysan ahayn in lacagta sharuuha lagu beerdareeyo kuwa wax isku diraya oo beenta ka sheegaya mudanayaasha la doortay.

Xogta: Ekot

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".