Qarashka ku baxay shaqojoojinta ay sameenayaan dhismooleyda

Wadaxaajodkii u socday ururka iskutaga shaqaalaha dhismayaasha iyo shaqobixiyaasha ayaan weli xal loo helin. Shaqo joojinta ay sameeyeen ururka shaqaalaha dhimooleyda ayaa ilaa iyo hada ugu ka cay qarash dhan nus bilyoon shirkadaha dhismaha. Hada oo ay shaqo joojinto ay sameenayaan dadka ka howlgala dhismayaasha sii baahday ayaa qarashka ay shirkaduho qaasaarayaan dhanyahay 60 ila 130 milyan oo koron maalintii. Xisaabintaas waxaa sameeyey shirkadaha dhismaha.

Mashaaric badan oo dhismo ayaa ka daahay xiligii loogu talagalay in lagu diyaariyo, waxaana ka mid ah mashaariicda dhisme ee daahay hosbitaalo iyo weliba dib u hirgelin lagu sameyn rabay warshada korontada ee Oskarshamn

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".