Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Kadeedka iyo saamaynta uu ku reebo xididada dhiiga

La daabacay onsdag 23 maj 2012 kl 12.50

Kadeedka ama stresska waxa uu saamayn ka balaaran sidii awel loo malaynayey ku reebaa xididada dhiigeena, sidaas waxaa lagu ogaadey cilmibaaris ay sameeyeen quburo ka howlgala jaamacada Lund. Cilmi baarayaasha ayaa adeegsadey qalabka lagu dhagaysto codka ee la yiraahdo Ultrasound waxayna ku arkeen xayawaankii ay baritaanka ku sameeyeen in kadeedka lasoo gudboonada dheecaanka qanjidhada uu kordho sadex jibaar, taas oo keenta in xididada dhiiga qaada shaqadoodu badato.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".