Makamada Ingriiska oo go'aan ka soo saaari doonta Assange

Maxkamada sare ee Ingriiska ayaa sheegtay in 30 maj go'aan kasoo saari doonto in Sweden loo soo gacan geliyo aasaasihii Wikleak Julian Assange in kale.

Assange ayaa lagu tuhmayaa in uu gaystay kufsi mar uu booqasho ku yamid Sweden.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista