Barlamaanka oo u codeeyey haa in ay jirto xanaano caruur xiliya habenkii

saacado shaqo ee aan haboonayn sida habeenkii waan in aysayn cabad ku noqon shaqada qofka oo uu helaa xaano caruureed oo furan. Sidaas waxaa shalay barlamaanka u codeeyey inta badan xildhibaanada.. Sharcigaan ayaa la rabaa in degmooyinka kaalmo dheerad ah lagu siiyo sida ay taas u suurta gelin lahaayeen oo u samayn la hayeen xaano caruured oo furan habeenkii iyo xiliyada fasaxa.

inkastoo afarta xisbi ee dowladad wadaaga ah u footayey maya. Ayaa hadana Ibrahim baynlan oo katirsan xisbiga Soshiyaaldemokaratiga una qaabilsana barlamaanka dhanka waxbarasha rajeenayaa in dowladda ay ku darsan doonta qorshaeeda misaaniyaded dayrta soo socota arintaan

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".