Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Bangiyada waaweyn oo hoos loo dhigay shahaadadooda amaaheed.

La daabacay fredag 25 maj 2012 kl 10.57

Labo ka mid ah afarta bangi ee waaweyn dalkaan ayaa waxaa kartidooda amaaheed hoos u dhigay shirkad qaymaysa amaaha bangiyada oo la yiraahdo Moody's. Nordea iyo Handelsbanken ayaa hoos loo dhigay min hal tilaabo halka SEB iyo Swedenbank meeshooda weli joogaan. Bangiga Handelsbanken ayaa sheegay in aysan ka welwelsanay go'aanka shirkado hoos ugu dhigtay quwadooda amaaheed.

- ma ka welwelsanin madaama ay sannadkaan gudihiisa horay noogu digeen taas oon aan wax saamayn ah nagu yeelan, sidoo kale suuqa ´dhaqaalahu asna si sahlan buu u qaatay ayuu yeri Bengt Carlsson oo u qaabilsan saxaafada handelsbankeen mar oo u waramayey Ekot.

- Moody waxay qabtaa in bangiyada Sweden marka loo barbardhigo ku caalamka in ay ku tiirsanyahiin amaahda ay suuqa lacagta ka soo amaahdan taas oo ay macaamiishooda sii deemiyaan, tusaale marka ay macaamiishu guriyo gadanayaan. Halka bangiyada kale ee caalamka ay badanaa haystaan lacag ayagu leeyahiin oo akoonka ugu jirta, taas oo keenayni karta in bangiyada Sweden qatar u galaan in ay dhacaan hadii ay dhaqaalo xumi la soo gudboonaato.

Xogta: Ekot

Fråga
Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".