Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Shaqojoojiintii dhismaha oo laga heshiiyey

Wadiyaal ilaalinaya shaqojoojinta goob dhismo oo kutaal Jönköping. Arkivfoto: Anna Hållams/Scanpix.

Shaqojoojintii ay sameenayeen dhismoolayda ayaa xalay habeenbarkii la soo gabagabeeyey kadib markii ay ururka abaabula dadka wax dhisa iyo shaqbixiyaasho heshiis gaareen. Waxayna taa meesha ka saaraysaa shaqo joojinta iyo shaqo ka xanibid ay labada dhinac sameenayeen. Shaqo joojinta ayaa soo bilaamatay 25 abril taas oo xanibtay goobo badan oo la dhisayey ayada oo ay shaqo joojinta sameenayeen in ka badan 4500 oo shaqaale ah.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".