Loreen iyo heeskeeda Euphoria oo gubay Finalka

Gabada heesta ee Sweden uga qayb gelaysa Eurovision song Contest, Loreen ayaa u gudubtay finalka sabtidaan la qabanayo. Waxay taas cadaatay xalay markii ay ka gudubtay tartankii semifinalka ahaa ee lagu qabtayBaku magalo madaxda Azerbajdzjan.

Loreen ayaa ugu qayb gelaysa tartanka heeskeeda Euphoria, waxaase jira toban heesood oo kale oo ay qoren abwaaniin Swedish ah oo ugubay Finalka.

Xogta:Ekot,Metro

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".