Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/
Byggnadsarbetare på ställning. Eugene Hoshiko/Scanpix

Dad badan oo ka tirsan Lo; ma haystaan caymis dhakhli

Kalabar ururada kamid ah LO ma siiyaan caymiska dhaqaalaha dadywoga ka tirsan ayadoo weliba inta badan daadyowgaas aysan heleenin mushaarkooda boqolkii 80 marka ay baagamuudo noqdaan, mar hadoo mushaarkooda ka koreeyo 18 700 koron oo ah saqafka ugu koreeya ee caymiiska a-kassa. Sidaas waxaa muujinaya u kuura gal ay samaysay Ekot.

Urur shaqaale ee aan lahayn (inkomstförsäkring) caymiska dhaqliga waxa weeye Byggnad oo uu ka yahay Johan Lindholm gudoomiye.

Ma hadii inta badan dadka kamid ka ah ururkeena ay qaataan wax ka badan saqafka a-kaasaha waxaa fiican in la kordhiyo saqafka oo aan dadka lagu qasbin in ay sameystaan caymisyo qaas ah. Waxaan qabaan in arintaan tahay ku haboon in looga dooda kulanweynaha dhici doona sabtida iyo axada, ayuu yeri.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".