Qaramada Midoobay

Mona Sahlin uma shaqayn doonto UN

Gudoomiyiihi hore ee xisbiga sooshiyaal dimuquraadiga Mona Sahlin ma noqon doonto jagadii loo malaynayey in ay u qabato qaramada midoobay qaybteeda suaalaha la xidhiidha shaqada (ILO)Arinkan ayaa maanta diyaar noqday kadib kadib markii laga cod batay Mona Sahlin.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".