Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/
Dhaqanka / Heesaha

Sweden waa horyaalka Eurovision Song Contest

1 av 3
Sawirle: Scanpix Osman Karimov)
2 av 3
Sawirle: Jessica Gow / SCANPIX
3 av 3
Sawirle: Jessica Gow / SCANPIX

Tartankii heesaha ee Eurovision Song Contest ayaa la soo gabagabeeyay habeenkii sabtida. Gusha ayaa waxa dalkan Sweden u soo qaaday fanaanada Loreen, heesteeda Euphoria.Tartankan ayaa ka dhacay dalka Azerbaijan magaalada Baku.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".