Ciidamada Xuduudaha

Qabashada khamriga internetka

Qabashada khamriga internetka laga iibsado oo kor u kacday

Intii u dhaxeeysay biishii jeenaayo iyo april ayaa ciidamada xuduuduhu gacanta ku dhigeen in ka badan boqolkiiba 38 khamriya halka waaynka la qabtay yahay boqolkiiba 17 marka loo eego wakhtigaas wakhtigiisii sannadkii hore. Siido kalee biirka isna ciidamada xuduuduhu ka qabteen bartamaha aalada internetka ayaa isna gaadhaya boqolkiiba 11 in ka badan kii sannadkii tagay, sidaas waxa qoray wargeyska dDagens nyheter. Qabashadan ayaa horseeday in 645 qof ay bixiyeen caymiska khamarada. Khamradan ayaa badana ka timaada dalka Jarmalka.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".