Sawirle: Scanpix.
Dambiyada

Dambiilayaasha oo dib ugu dhaca dambiyo kale

Laba ka mida shantii dambiile ee xukun lagu rido ayaa dib ugu noqda in ay galaan dambiyo cusub isla sannado gudahood, sidaasi waxay ku caday baadhitaan lagu sameeyay xukunaddii ay maxkamuhu rideen sannadkii 2005.

Khatarta ugu wayni waa dadka badana dambiyada badan gala, kuwaaso dib ugu dhaca in ay galaan dambiyo cusub, halka ay ka duwan yihiin dadyoowga mar qudha dambi gala.

Hayada ka hortaga dambiyada eeBrottsförebyggande rådets tirakoobkooda ayey ku caday in boqolkiiba 41 dadkii la xukumay sannadkii 2005 ay dib ugu soo laabteen dambiyo kale mudo saddex sanno ah gudaheed.

Ekot

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".