Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Tallaal Hargabka Doofaarka oo Sababay Cudur

La daabacay fredag 1 juni 2012 kl 10.45
Sawirle: Bjørn Sigurdsøn/Scanpix.

12 ka qayb ee ka mid ah tallaalka Pandemrix ee dibadda laga soo waariday ayaa laga cabsi qabaa in laga qaaday cudurka lagu magacaabo Narkolepsi ee keena hurdadda iyo caajiska faraha badan, sida ku cad baaritaan la sameeyey.

Qiyaastii dadyow tiradoodu kor u dhaafayaan 220 oo dhallaan u badan ayuu ku dhacay cudurka Narkolepsi ee jiifka, kadib iyada oo lagu dhiftay tallaalka daawada Pandemrix ee looga hor-tago hargab-doofaarka, sida ku caddaatay dalabyo mag-dhow ee la gaarsiiyey hayadda ceeymiska ee dawooyinka. Badankood dadyowga mag-dhawga dalbaday ee cudurka qaaday ayaa laga tallaalay 12 qayb ee ka mid ah 35 qeybood ee tallaalkaa ee dibadda laga keenay, halka dadyowgii lagu dhuftay 23-ka kale ee qeybood aan keliyana laga helin.

Middaasina lagu ogaaday baaritaan uu sameeyey ururka dadyowga qaba cudurka Narkolepsi (cudurka jiifka) oo baaritaan ku sameeyey middaa.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".