Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Tirada Farmashoiyeyaasha oo kor u Kacday

34% ayey kor u kaceen tirada goobaha dawooyinka laga iibsado,, wixii ka dambeeyey sannadkii 2009 ee la fasaxey in mulki loo yeelan karo iibinta ama ka baayacmushtarka dawooyinka. Hase yeeshee ey soo baxayaan saansaamo iney yaraanayaan noocyada dawooyinka ee farmashiyeyaasha yaal.

Sidoo kale waxaa kor u kacay xilliyada ama saacadaha ey furan yihiin.

Sannad dabadii ayaa la soo saari doonaa war-bixin kama dambeeys ah ee la xiriirta fasixii lagu ogolaaday in dawooyinka laga baayacmushtari karo.

Isha: Ekot

                                              kenadid.mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".