Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/
Foto: Felipe Dana/Scanpix.

Shaqaalaha Timaha oo Shaqa ka Fariisi ku Baaqay

Qoraal-saxaafadeed uu soo saaray ururka shaqaalaha ganacsiga (adeegga) ayaa sheegay inuu shaqa ka fariisi ku amray 67 tima-jareyaal ee ka howl-gala sagaal goobood ee timaha lagu jaro.
Shaqa ka fariisigan ayaa bilaaban doona 15-ka bishan aynu ku jirno ee juun, haddii aan inta ka horeeysa wax heshiis ah middaa laga gaarin.

Heshiiska ayaa dhammaan quseeya shaqaale gaarsiisan 4 000, sida uu sheegay ururka shaqaalaha ganacsiga (adeegga) ee afkan iswiidhishka lagu yiraahdo Handel.

Isha:TT

                                         kenadid.mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".