Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Jadwalka isreebka Kubadda Cagta ee Yurub 2012

Is-reereebka cayaaraha koobka Yurub (UEFA European Football Championship) ee afartii sannaba mar la qabto wuxuu sannadka ka dhici doona waddammada Ukraa'iin iyo Boolan iyadoona ey ku tartami doonaan 16 kooxood ee ka socda xulka qarammada waddammada Yurub.
Is-reereebkan oo wixii ka horeeyey 1968 lagu magacaabi jirey koobka Yurub ee xulalka qarammada ayaa markii ugu horeeysay la qabtay sannadihii 1958-1960, sidoo kale sannadkii 1964 loo xisaabiyo taariikhdiisa. Laga bilaabo sannadkii 1996 waxaa sida caadiga ah is-reereebka isugu soo baxa 16 xul-qarameed, loona kala saaro afar qeeyb oo ka kooban min afar koox.

                                                                                          kenadid.mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".