Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Ogeeysiin.

Dhageystayaasheyada waxaan la socodsiineeynaa in aannu dib u dhignay illaa xilliga dayrta kulankii aannu horey idiinku idiinku ballan-qaadney inuu ak dhici lahaa maalinta isniinta ee taariikhdu tahay 11 bisha juun xarunta idaacadda saacadda shanta galabnimo (17:00) illaa toddobada fiidnimo (19:00) oo ey dhageeysteyaashayada xiiseeya kula kulmi lahaayeen sidii ey fikirro isku dhaafasn lahaayeen maamulka iyo howl-wadeennada laanta Codka afka-soomaaliga ee idaacadda caalamiga ah ee raadiyaha iswiidhen.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".